Curiye kimiko
From Wikipedia, the free encyclopedia
Curiye kimiko (Af Ingiriis : chemical element; Af Carabi : ar) waa macdan, kimiko adke, hawo ama dareere ah kuwaas oo laga helo meelo kala duwan oo dhulka ah. Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira 118 Curiye, kuwaas oo ku xusan miiska Diwaanka Curiye. Intaas waxaa dheer, ayadoo lagu saleeynayo calaamadaha iyo dhaqanka curiye ayaa wuxuu u kala baxaa qeeybo badan oo, guud ahaan, soo hoosgala Bir (metal) 91 curiye, Bir la Mood (metalloid) 6 curiye, Bir Ma Ahe (nonmetal) 17 curiye, iyo Neefo.
- Kani waa maqaal ku saabsan Curiyaha kimiko. Maqaal kale fiiri Curiye
Quick Facts
Kor: Jadwalka Curiyayaasha ee ku jiraan dhamaan curiyayaasha kimiko. Hoos: tusaale falal kimiko. Ka so biloow bidix ila midig: haydarojiin, baariyaam, kober, yuraaniyaam, boromiin, iyo hiliyaam. |
Close