Macdan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Macdan (ingiriis: mineral; carabi: معدن) waa adke si dabeeci ah looga helo oogada dhulka isla markaana ka sameeysan atomyo badan oo is-heeysata.
- Kani waa maqaal ku saabsan macdanta guud ahaan.
Macdan badan iyo xoogaa carro ah markeey is-qabsadaan waxaa loo yaqaanaa dhagax.