Diwaanka Curiye
118 curiye / From Wikipedia, the free encyclopedia
Diiwaanka Curiye (Ingiriis: Periodic Table) waa miiska shaxda Curiyeyaasha Koonka iyo dhamaan wixii ku dhex jira ka sameeysan yihiin. Waxaa loo habeeyay curiyeyaasha sida u kala badan yihiin tiroda atom, elektaroonada iyo astaamaha fal-gal eey leeyihiin. Diiwaankan wuxuu meel iskugu keenayaa dhamaan macdanta, kimikooyinka, hawoda, biyoha iyo dhamaan walax kasta ood ku aragto dhulka.
Kani waa maqaal ku saabsan Miiska shaxda Diwaanka Curiye. adeegsi kale, eeg Diwaanka Curiye (faah faahin).
Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira 118 Curiye, kuwaas oo ku xusan miiska Diwaanka Curiye.