Biyo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Biyaha (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : acqua Af Ingiriis : water Af oromoo : Bishaan Af Amxaari : ውሃ) waa isku dhis dareere kiimikaad oo ka samaysan Haydarojiin iyo Ogsajiin. Biyaha meelo badan oo meereha aan ku nool nahay ee dhulka ayaa laga helaa taas oo aas'aas u ah nolosha nooleha ku nool Adduunka.
Inta badan Biyaha waxaa la isticmaalaa iyagoo xaalad dareere ah, mar marka qaarkoodana iyagoo ah xaalad adke ah sida barafka, iyo iyagoo ah hawo sida uumi. Biyaha Dhulka korkiisa wuxuu daboolaaa 71%.