Xoriyad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xoriyad (Af Ingiriis : liberty sidoo kale "freedom"; Af Carabi : arā) marka laga hadlayo filosofiyada waxaa "xoriyada" lagu sharaxaa xor ahaanta qof ee dhaqanka, diinta, luuqada, jinsiga, fikirka iyo mabda'a siyaad.[1] Dhinaca kale marka laga hadlayo siyaasada waxaa xoriyada lagu sharaxaa xoriyada bulshonimo iyo siyaasadeed eee qof ku dhexleeyahay wadan muwaadin ka yahay.[2]