Shunburo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Shurburo (Af Ingiriis : Chickpea; Af Carabi : arā) Saynis ahaan loo yaqaano "Cicer arietinum" waa midho firi ah oo ka baxda geedka loo yaqaan ganbanzo.[2][3]
Shunburadu waxay xubin ka tahay dhirta qaniga ku ah nafaqada borotiinka ee firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah.[4]
Sida lagu ogaaday cilmibaadhis aarkiyooloji ah, geedka shunburada waxaa laga beeran jiray caalamka wakhti aad u dheer oo lagu qiyaasay ilaa 7,500 sano deegaano ka mid ah deegaanada Carada Nafaqeysan ee Bariga Dhexe.
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Magaca laba-geesoodka ah ...
Shunburo | |
---|---|
Shunburada cad iyo cagaarka ah | |
Shunburo | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Angiosperms |
(darajo la'aan): | Eudicots |
(darajo la'aan): | Rosids |
Dirka: | Fabales |
Bahka: | Cowsleyda |
Duulka: | Firi Siser |
Noocyada: | C. arietinum |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Cicer arietinum Karl Linnaeus | |
Eray la mid ah[1] | |
|
Close