Shaadh
From Wikipedia, the free encyclopedia
Shaadh (Af Ingiriis : Shirt; Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Shaati, waa shay dabacsan oo ka samaysan dun, ama cudbi, ama harag kaasi oo la tolay. Shaadhku wuxuu ka mid yahay dharka ragga inkastoo dumarka laftoodu xidhaan noocyo shaadhadh ah oo loogu talogalay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.[1]