Mugdi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Mugdi (Af Ingiriis : Dark; Af Carabi : arā) waa caksiga (ka soo horjeedka) iftiinka. Sharaxaada saxda ah waa maqnaanta (la'aanta) ileyska. Marka meeli noqoto iftiin la'aan waxaa adkaata in wax la arko sababtoo ah waxay noqtotaa madoow. Isha bani'aadamka waxba ma arki karto marka meeli bilaa iftiin tahay, sababtoo ah araga waxaa caawiya iftiinka ileyska.[1]
- Kani waa maqaal ku saabsan mugdiga. Haku khaldin midabka madoowga.
- Boga "iftiin la'aan" iyo "ileys la'aan" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Guud ahaan, mugdigu waa mid dadku neceb yahay isla markaana la xidhiidha cabsi, naxdin, murugo, geeri iyo wixii la mid ah.