Mooto
gaadiid yar oo loo isticmaalo safarada gaaban iwm. / From Wikipedia, the free encyclopedia
Mooto (Af Carabi : arā, Af Ingiriis : Motorcycle) waa gaadiid labo ilaa sadex lug leh, oo ku socota matoor gaas ku shaqeeya oo badanaa ku yaala labada taayar dhexdooda, waxay leedahay kursi ama laba, mootada ayaa qaab samayska ka adag Baaskiilka[1][2][3][4]