Mifkit
From Wikipedia, the free encyclopedia
Mifkit (Af Ingiriis : Turquoise; Af Carabi : arā) waa midab ciraad badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko macdanta. Hadhka midabka mifkit wuxuu u dhexeeyaa cagaar iyo ciraad.[1][2] Midabka Mifkitka ah waxaa sii aad lagu dhex helaa daandaanada iyo dhegexyada.[3]
- Kani waa maqaal ku saabsan midabka mifkitka. Haku khaldin baalka ciraad