Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya waa magacii ay Soomaaliya u bixisay diktatooriyaddii hantiwadaagga ee dilkii madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke kadib inqilaab militari 1969-kii kula wareegtay taliska dalka. Diktatooriyaddan maalintii ay dalka qabsatay illaa burburkeedii bishii Jannaayo 1991-dii, waxaa hoggaaminayay Sarre Gaas Maxammad Siyaad Barre.[1] [2] [3]
Quick Facts Somali Democratic Republic, Xukunka ...
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya Somali Democratic Republic
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: = Soomaaliya Ha Noolaato (Soomaaliga) "Long live Somalia"Template:Parabr |
||||||
Magaalo madax | Muqdisho | |||||
Xukunka | Dowlad dhexe Shuuci Talis hal xisbi Hantiwadaag Jamhuuriyad hoos imaata Madaxtakoor | |||||
- | Madaxweyne | Maxammad Siyaad barre | ||||
- | Ra'iisul wasaare | Maxammad Faarax Salaad | ||||
Baaxad | ||||||
- | 637,657 km2 246,201 sq mi |
|||||
Tirada dadka | ||||||
- | qiyaasta | 6,709,161 | ||||
Thiinada telka | = 252 |
Close