Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde
From Wikipedia, the free encyclopedia
Garoonka Caalamiga Aadan Cadde (Af Ingiriis : Aden Adde International Airport, Af Carabi : ar) (IATA: MGQ, ICAO: HCMM), wakhtigii hore loo yaqaanay Gegada diyaaradaha Caalamiga Muqdisho, waa gego diyaaradeed caalami ah oo ku yaala magaalada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya. Garoonkan waxaa loogu magacdaray madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cusmaan.
Quick Facts Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Aden Adde International Airport, Macluumaad Guud ...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Aden Adde International Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: MGQ – ICAO: HCMM
| |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya | ||
Ku yaal | Muqdisho, Soomaaliya | ||
Duulimaadada kala ah | Jubba Airways | ||
Isuduwe | 02°00′49″N 45°18′17″E | ||
Website | www.adenaddeairport.com | ||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
05/23 | 14,763 | 4,500 [1] | Kabbisid |
Close