Dowladii Umawiyiinta
From Wikipedia, the free encyclopedia
Khilaafadii Umawiyiinta (af ingiriis: umayyad Caliphate; af carabi: ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻷﻣﻮﻳﺔ ama ﺍﻷﻣﻮﻳﻮﻥ) waa dowladii Islaamka ee talada kala kaga dambeesay Afartii Khulafo taas oo uu aasaasey Khaliifkii 5aad ahna saxaabi ka tirsan saxaabada Nabi Muxamed (c.s.w) Mucaawiya bin abii sufyaan wakhtigii ka dambeeyey dhimashaddii Cali bin abii daalib.[1]
Khulafadii Umawiyiinta الخلافة الأموية Al-Ḫilāfa al-ʾumawiyya (Carabi) | ||||
Boqortooyo | ||||
| ||||
Gobolka ugu weyn dalka. | ||||
Caasimadda | Dimishiq (661–744) Harran (744–750) | |||
Luqadaha
Carabi (mida kowaad) – Kobtik, Giriig, Beershiyaan (luuqada kowaad ee deegaanada qaar ilaa maamulkii Abd al-Malik) – Aramayk, Armeniyaan, Berber, luuqado Afrikan ah, Joorjiyan, Hebrew, Turkic, Kurdish | ||||
Government | Khulafo | |||
Khaliif | ||||
- 661–680
Mucawiya I | ||||
- 744–750
Marwan II | ||||
History | ||||
- Mucawiya ayaa noqday hogaamiye
661 | ||||
- Jabkii iyo dhimashadii Marwan II
750 | ||||
Area | ||||
- 750 C.D (132 H.K)
15,000,000 km2 (5,791,532 sq mi) | ||||
Population | ||||
- qarnigii 7aad est.
62,000,000 | ||||
Lacagta
Dahab dinar iyo dirham | ||||
Today part of
Liiska
| ||||
Warning: Value specified for "continent" does not comply |
Waqtigii Umawiyiintu haysay hogaanka boqortooyada Islaamka waxey gaadhsiiyeen dhul aad u balaadhan iyagoo qabsadey waqooyiga Afrika, dhamaan deegaanada Bariga dhexe, meelo ka mid ah Aasiyada kore ilaa meelo badan oo koonfurta Yurub ah sida wadamadda Isbayn, Giriig iyo Jasiiradaha u dhow[8]
Markey Dawladda Umawiyiintu mareysay meeshii ugu sareeysay waxay heysatay dhul aad u balaadhan oo dhan 5.79 mayl labalaaban (15,000,000 km2), taasi oo ahayd xiligaas boqortooyadii ugu balaadhneyd ee dunidu aragto