Dallas
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dallas ( / ləs/ ) waa magaalo aad u weyn oo ku taala gobolka Tegsaas ee wadanka Maraykanka. Magaalada Dallas waa tan 4aad ee ugu weyn magaalooyinka wadanka Maraykanka marka loo eego baaxad ahaan, laakiin waa mida 3aad ee ugu dadka badan gobolka Tegsas, marka laga reebo Houston iyo San Antonio.[7][8]
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Dallas ee wadanka Maraykanka.
Dallas, Tegsas | |
---|---|
Caasimada Dallas | |
Kor ilaa hoos, midig ilaa bidix: Farasmaaglka Dallas, dhismayaasha badhtamaha magaalada, Old Red Museum, Beerta NorthPark, Guriga Martida Dallas, Hooyga Farshaxanka Dallas, Aqalka Ciyaarta Opera, Xarunta Sayniska Dallas, Astaanta gobolka Texas, Istaadiyaamka magaalada Dallas, beerta quruxda magaalada, iyo xarunta diyaaradaha Dallas | |
Nickname(s): "D Wayn" | |
Meesha Dallas County kaga taalo gobolka Texas | |
Deegaan | United States |
State | Tegsas |
County | Dallas |
Dowlada Hoose | Febraayo 2, 1856 |
Koontiyada | : Dallas, Collin, Rockwall |
Dowlada | |
• Nuuca | Maamulka Golaha |
• Body | Golaha Degmada Dallas |
• Duqa magaalada | Eric Johnson |
Area | 385.8 sq mi (999.3 km2) |
• Land | 340.5 sq mi (881.9 km2) |
• Water | 45.3 sq mi (117.4 km2) |
Joogga | 430 ft (131 m) |
Tirada dadka | |
• Caasimad | 1,197,816 |
• Estimate (2014)[2] | 1,281,047 |
• Rank | (US: 9aad) |
• Cufnaanta dadka | 3,645/sq mi (1,407/km2) |
• Urban | 5,121,892 (6aad) |
• Metro | 6,954,330 (4aad) |
• Bulsho | Dallasite |
Aag saacadeed | UTC-6 (Central) |
• Xagaa (DST) | UTC-5 (Central) |
Area Kodhe | 214, 469, 972, 682, 817[3][4] |
FIPS code | 48-19000[5] |
Astaanta GNIS | 1380944[6] |
ZIP kodh | 752,753 |
Website | dallascityhall.com |
Jiritaanka caasimadan waxay ka soo unkantay taariikh ahaan waa helitaanka iyo qodida saliida iyo cudbiga, waxaana aad u caawiyay ineey korto oo fido wadooyinka tareenka ee iskugu yimaada badhtamaha magaalada. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay fadhi u tahay dowlada Dallas County, laakiin waxay gaadhsan tahay ilaa Kolin County, Denton County, Kaufman County iyo Rockwall county, kuwaasi oo dhamaan ku hareersan magaalda. Tiro koob dadka ah oo dowlada wadanka Maraykanku sameeysay sanadkii 2010ka ayaa lagu ogaaday in magaalada Dallas leedahay shacab ku dhaqan oo gaadhaya ilaa 1,197,816, midaasi oo sii kortay sanadihii xigay ilaa sanadkii 2014ka la sheegay in shacabka magaaladu gaadheen 1,281,047.[9]