Cabitaan fudud
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cabitaan fudud (Af Ingiriis : soft drink; Af Carabi : arā) sida badan loo yaqaano cabitaan qaboow, waa cabitaan lagu daray Kaarboonayt,[1] macaaneeye (sida sonkor), iyo walxo kale oo loogu tallogalay ineey dhadhan fiican iyo midab u sameeyaan cabitaankaasi. Inta ugu badan cabitaanka fudud waxaa lagu daraa sonkor, dheecaanka midhaha, iyo waxyaabo kale oo la farsameeyay.[2][3] if the drink is to be considered non-alcoholic.[4]