Buurta Everest
From Wikipedia, the free encyclopedia
Buurta Everest (Nebali: Sagarmatha सगरमाथा; Tibetik: Chomolungma ཇོ་མོ་གླང་མ; Shiinees: Zhumulangma 珠穆朗玛) micnaha: everest waa "meesha ugu dheer") waa buurta ugu dheer oogada dhulka. Buurtan waxay ka sareeysaa oogada badda 8,842 kilomitir. Waxayna ku taalaa qaarada Aasiya gaar ahaan dalka Nebal.
Quick Facts Meesha ugu sareeysa, Jooga ...
Buurta Everest | |
---|---|
| |
Meesha ugu sareeysa | |
Jooga | P2044 [1] Safka 1aad |
Baaxada | P2660 Safka 1aad (U fiirso qeexitaan gaar u ah buurta Everest) |
Kala sooca | P2659 |
Liiska | Todobo shirood Sideed kun Barta ugu sareysa dalka Ultra |
isuduwe | 27°59′17″N 86°55′31″E [2] |
Juquraafi | |
Meesha | Degmada Solukhumbu, gobolka No. 1, Nebal;[3] Gobolka Tingri, Xigazê, Tibet Gobol madax banaan, Shiinaha[4] |
dalalka | Nebal and Shiinaha |
Baaxada | Mahalangur Himal, Himalayas |
Fuulid | |
Fuulaha koowaad | 29 May 1953 Edmund Hillary iyo Tenzing Norgay |
Wado caadi ah | southeast ridge (Nebal) |
Close