Washitoon
From Wikipedia, the free encyclopedia
Caasimada Washington (Af-Ingiriis Washington, District of Columbia ama haddii la soo gaabiyo D.C oo micnaheedu yahay (District of Columbia), waa caasimada dalka Mareykanka. Magaalada washington waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed Luuliyo 16, 1790kii. waa magaalo oo degan dad gaaraayo ilaa 599,657 oo qof. Magaaladaan waxee u dhaxeesaa gobolada Virginia iyo Maryland. Magaalada waashington waxaa ku yaalo Kongriska, Maxkamada sare, Aqalka cad iyo guryo badan oo Dawladda mareykanka degentahay.Saldhiga Difaaca (Pentagon) waxoo ku yaalaa gobolka virginia. Magaalada waxaa ku yaalo guryo badan oo taariikhda laga barta "Matxaf" iyo maktabado badan.
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalo madaxda wadanka Maraykanka.
- Haku khaldin madaxweynihii ugu horeeyay Maraykanka ee George Washington iyo gobolka galbeedka Maraykanka Washington (gobol)