Waddanka Brazil Kubedka
From Wikipedia, the free encyclopedia
Waddanka Brazil Kubedka
Dunida Tiroka 1
Xulka kubadda cagta Brazil oo ka mid ah xulalka kubbadda cagta adduunka ee ugu guulaha badan, isla markaana marar badan ku guuleystay koobka adduunka dalal kala duwan, ayaa leh qaab ciyaareed gooni ah oo loo arko inuu yahay kubadda cagta Brazil.