Palermo FC
From Wikipedia, the free encyclopedia
Palermo Football Club ama Palermo waa koox-banooni oo kuyaalo magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga.
Quick Facts Magaca oo dhameestiran, Naaneys ...
Magaca oo dhameestiran | Palermo Football Club | |||
---|---|---|---|---|
Naaneys | I Rosanero (The Pink and Blacks) Le Aquile (The Eagles) | |||
La aasaasay | 1 Nofeembar 1900; 123 sanadood ka hor (1900-11-01) (Anglo Palermitan Athletic and Football Club) | |||
Garoon | Stadio Renzo Barbera | |||
Garoonka Awoodda | 36,365 | |||
Milkiilaha | City Football Group (80%) Hera Hora S.r.l. (20%) | |||
Gudoomiyaha | Dario Mirri | |||
Head coach | Eugenio Corini | |||
Horyaalka | Serie B | |||
2022/23 | 9. | |||
Website | Club home page | |||
| ||||
Close
Naadiga ayaa ciyaaray afar jeer koobka UEFA Cup. Finalka koobkii Talyaaniga (1974, 1979 iyo 2011).