Khamiir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Khamiir (Af Ingiriis : Fermentation; Af Carabi : arā) waa nidaamka iyo habka sonkorta loogu bedelo asiidh, neef ama alkahool. Habka khamiirintu waxaa loo isticmaala yiisti si loo dedeji nidaamka.