Injir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Injir (Af Carabi : ar, Af Ingiriis : Louse) waa nooc ka mida cayayaanka ku dul nool noole kale, oon kaligeed taagnaan karin, waxay ku badantahay dadka maxaabiista ah ardada kuleejyada iyo qof walba oo nadaafada jirkiisu yartahay,