Dhulka Biritishka ee Somaliland
From Wikipedia, the free encyclopedia
British Somaliland Protectorate ama (Maxmiyada Ingiriis ee Somaliland Af Carabi : ar) waxa ay ahayd dawlada kuxigeenka ee Xeebta Soomaaliyeed ee Masar. Waa na mustacmarad hore oo katirsanayd Midowga boqortooyada Britan waxa ay kutaalay Geeska Afrika. Kadib markii ay madax banaanideeda qaadatay waxa ay lamidawday somalilada qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray. Gobolkani wuxuu madaxbanaanida ka qaatey gumeystihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii maalintaasi oo ah Maalinta Xoriyada Somaliland
Quick Facts British Somaliland ProtectorateMaxmiyada Biritish Somaliland, Lacagta ...
British Somaliland Protectorate Maxmiyada Biritish Somaliland
|
|||||
---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: "God Save the Queen" | |||||
Magaalo madax | Hargeisa | ||||
Lacagta | Rupee (1884–1941) East African shilling (1941–1962) |
Close