Dherer
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dherer (ingiriis: Length) waa masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo meelood. Dhererku wuu ka duwan yahay Jooga kaas oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka sara-jooga ama masaafada labo bar isku jiraan marka laga xisaabinayo dhulka ilaa cirka.
Dherer
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg masaafada. adeegsi kale, eeg Dherer (faah faahin).