Dawladda federaalka Soomaaliya
Dawladda ama Xukuumadda hada ka jirta wadanka Soomaaliya / From Wikipedia, the free encyclopedia
Dawladda Federaalka Soomaaliya (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : Governo federale della Somalia; Af Ingiriis : Federal Government of Somalia) waa dawlad ay caalamku aqoonsanyihiin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Quick Facts SoomaaliyaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (so)جمهورية الصومال الفدرالية (ar)Jumhūriyyat aṣ-Ṣūmāl al-Fiderāliyya, Luqadaha rasmiga ah ...
Soomaaliya | |||||
---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: Qolobaa Calankeed |
|||||
Magaalo madax | Mogadishu 2°2′N 45°21′E | ||||
Luqadaha rasmiga ah | Af-Soomaali, Af-Carabi | ||||
Xukunka | Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya | ||||
- | Madaxweyne | Xasan Sheekh Maxamuud | |||
- | Madaxweyne | ||||
Sharci dejinta | Baarlamaan | ||||
- | Aqalka sare | Aqalka sare | |||
- | Aqalka hoose | Aqalka hoose | |||
La soo xulay | |||||
- | Dastuurka kumeel gaarka ah | 20 Agoosto 2012 (11 sanadood, 5 bilood, iyo 12 maalmood dhaaftay) |
|||
Lacagta | Shilin Soomaali |
Close