Cirifka waqooyi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cidhifka Waqooyi (Ingiriis: North Pole) waa geeska ugu shisheeya ama ugu fog ee waqooyi ee meere. Dunida aan ku nool nahay ee dhulka waxay leedahay labo cidhif oo kala ah Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur ee dhulka.
Cirifka waqooyi ee aduunka waxee ku taalaa waqooyiga aduunka, waa meesha oo aduunka ku dhamaado. Cirifka waqooyi iyo Cirifka Koonfur waa meelaha 6 bilood maalin ah, 6 bilood neh habeen ah.labadaan meelood waa meesha oo aduunka ka wareegto.