Calanka Somaliland
From Wikipedia, the free encyclopedia
Calanka Jamhuuriyadda Somaliland (Af Ingiriis : Flag of Somaliland, Af Carabi : ar) waxaa loo isticmaalaa in Somaliland. Waxaa la ansixiyay Oktoobar 14, 1996 waxaana ku jira midabada cagaarka, caddaanka, iyo casaanka, oo xiddig madow ku leh bartamaha. Xariiqda cagaaran, waxaa ku yaal Shahaadah oo far carabi cad ku qoran.
Use | National flag |
---|---|
Nooc | 1:2 |
Bilaabay isticmaalka | October 14, 1996 |
Naqshad | akhdar iyo cadaan, iyo casaan oo wata Shahaadah cad iyo xiddig madow |
Variant flag of Jamhuuriyadda Somaliland | |
Use | Calanka Madaxwaynaha |
Dastuurka Somaliland, sida lagu ansixiyay 31-kii May, 2001 afti dadweyne, wuxuu ku xusan yahay Qodobka 7 ee dastuurka jamhuuriyadda Somalilnd, in calanka Jamhuuriyadda Somaliland uu ka koobnaan doono saddex qaybood oo jiif ah, isbarbar socda oo siman, qaybta sare, kaas oo midabkiisu cagaaran yahay dhexdoodana ku qoray luuqad carabi ah oo cadaan ah La Ilaha Ill-Allah, Muxamadan Rasulullah (Af Carabi : ar); qaybta dhexe waa cadaan waxayna bartankeeda ku leedahay xiddig madow; qaybta hoosena waa '