2021
From Wikipedia, the free encyclopedia
SANADKA 2021: “Xooggaagu wuxuu ahaan doonaa xasilloonida iyo muujinta kalsoonida.”
Addoommada Ilaahay waxay dareemaan nabad. Maanta noloshu aad bay u dhib badan tahay oo farxaddeenna bay naga qaadi kartaa. Dadka badankood waxay ka daaleen dhibaatooyin oo xal bay rabaan. Dowladaha binuʼaadanka dhibaatooyinka dadka ma xallin karaan. Waa inaanan oggolaan inay dhibaatooyinka yaryar ina dhibaan. Ilaahay baa welwelkeenna inaga kaxayn doono. Waa inaan Yehowah isku hallayno.